Sugen på livet översatt till somaliska:
Amning behöver läras in för att fungera. En övar tillsammans med sitt barn och tittar hur andra gör. Vet en hur bröst och barn samspelar blir det lättare att komma underfund med amningen. Du kan påverka din situation.
Naasnuujintu waxay u baahan tahay in la baro inay shaqeyso. Layliso ilmahaaga oo arag sida kuwa kale yeelaan. Baro sida naasaha iyo dhallaanka ay ula falgalaan wayna fududaan doontaa in laga ogaado naasnuujinta. Waxaad saameyn ku yeelan kartaa xaaladaada! Buug-yarahaan waxaad ku helaysaa aasaas wanaagsan, oo af-Soomaali ah!